Scroll to Top

Tanaadpress

Wargeyska Tanaad Press

Taliska Militariga Aljeeriya ayaa Sabtidii shalay amar ku bixiyey in la xiro Saciid Bouteflika oo la dhashay Madaxweynihii hore ee xilka ka degay Cabdicasiis Bouteflika, waxaa sidoo kale xubnaha la xir xiray kamid ah labadii taliye ee horey usoo qabtay Hay’ada Sirdoonka Bachir Athmane Tartag iyo Mohamed Mediene. Saciid Bouteflika ayaa lagu tilmaami jiray ninkii ugu...

Boqorka dalka Thailand Maha Vajiralongkorn ayaa guursaday haweeney kamid aheyd ilaaladiisa gaarka ah, waxa uuna boqorka haweeneydaasi inta uusan guursan kahor ka dhigay Jeneraal ciidan . Halkan ka Daawo muuqaalka Suthida Vajiralongkorn Na Ayudhya oo horey uga mid aheyd adeegayaaha Diyaarada Thailand Airays ayaa boqorka dalka Thaliland aa uu ka dhigay taliye kuxigeenka...

Ku-xigeenka xoghayaha Mareykanka ee arrimaha Afrika ayaa ugu baaqday militariga Suudaan in sida ugu dhaqsiyaha badan ay xukunka ugu wareejiyaan dowlad rayid ah. Makila James waxay sheegtay in arrinta ku aadan in dalka Suudaan liiska dalalka maalgeliyo argagixisada uu ka saaro Mareykanka ay imaan karto oo kaliya ah waa haddii militariga ay awoodda ku wareejiyaan dowlad...

Wasaaradda Waxbarashadda dowladda Puntland, ayaa ka jawaabtey hadal kasoo yeeray Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo ku aadan Imtixaanada Iskuuladda. War-Saxaafadeed ay soo saartey Wasaaradda Waxbarashadda Puntland maanta ayaa lagu sheegay in nidaamka waxbarashada Puntland uu yahay mid iyada u gaar ah, oo soo shaqeynayay tan iyo 2003, kuna salaysan siyaasad iyo manhaj...

Baroordiiq loo sameeyay dadkii muslimiinta ahaa ee lagu laayey laba masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch ayaa si weyn loo hadal hayaa toddobaad kadib jimcihii koowaad. 50 ayaa lagu dilay dalka New Zealand, markii nin caddaan cunsuri ah uu rasaas ku furay iyagoo ku jira laba masjid, waxaana weli Isbitaallada ku jira 29 qof, laakiin baroordiiq loo sameeyay ayaa si...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Workneh Gebeyehu, ayaa isaga tagay xilka uu ka hayey Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiye Axmed, kadib markii uu xil sare ka helay Qaramada midoobay. Qoraal uu soo saaray Guterre ayaa lagu sheegay in Workneh Gebeyehu loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Xafiiska Qaramada Midoobey ee Nairobi (UNON), iyadoo uu madax ka noqonayo dhamaan xafiisyada...

Madaxweynaha Nigeria ee xilka haya Mahamadu Buhari ayaa markii labaad ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha ee Sabtidii lasoo dhaafay, isagoo helay in ka badan 56% cododka. Guddiga Doorashada ayaa saaka oo Arbaca ah ku dhawaaqay Natiijada Doorashada, Buhari oo 76 sano jir ayaa afarta sano ee soo socota hogaamin doona dalka ugu shacabka badan qaarada Afrika. Codbixintii...

+Dowlada Pakistan ayaa maanta oo Arbaca soo riday labo diyaaradood oo nooca dagaalka ah oo laga leeyahay India sida lagu sheegay qoraal saaka kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Pakistan. Diyaaradaha India ayaa la sheegay inay gudaha usoo galeen hawada Pakistan kadibna lasoo riday, militariga Pakistan ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen qaar kamid ah duuliyayaashii...

Wararkii ugu danbeeyay ee dalka Gabon ayaa sheegay inuu dhicisoobay afgembigii saaka ka dhacay dalkaasi ee la sheegay in xilka looga tuuray madaxweynihii dalkaasi Cali Bongo. Ciidamo ka tirsan milateriga dalkaasi ayaa qabsaday xarumaha dowladda iyo idaacadda dalkaasi iyagoo ku dhawaaqay afgembi ka dhacay dalka Gabon iyo xaalad degdeg, balse saacado kadib ayaa waxaa hadda...

Shirkadda Imaaraadka Carabta ee DP World ayaa wax ka beddeshay qorshaheedii dekedda Berbera, waxaana ay hoos u dhigtay muhiimaddii dekedda. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Warbaahinta u sheegay in DP World aysan dooneyn inay maal-gelin buuxda ku sameyso dekedda Berbera, sida qorshuhu ahaa. Sida aan xogta ku helnay,kulan uu guddoomiayahaha DP World Sultan Ahmed Bin...