Scroll to Top

Tanaadpress

Wargeyska Tanaad Press

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Garowe caasimadda maamul goboleedka Puntland. Magaalada Garowe waxaa horay u sii joogay Raysal wasaare xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golahiisa wasiirrada iyo madaxda maamul goboleedyada. Waxaana berri oo Axad ah lagu wadaa in halkaasi uu ka furmo shir u dhaxeeya dowladda...

Burburkii bulshada iyo Barakicii duuliyeyaasha Qalinkii Duuliye Sare C/Laahi Azhari Xamar: Diseembar 1990 Waa subax Axad ah. Waa Diseembar 30, 1990. Dalku waa Soomaaliya, geeska Afrikada bari. Goobtu waa Mogadishu, magaalomadaxda Soomaaliya. Waxa ay kulaashaa badda Hindiya. Maalintaas, Diseembar 30, 1990, xaraaraddu waxay u dhaxaysay 28°C Ilaa 30°C. In kasta oo Mogadishu...

Waxaa saaka oo Sabti ah magaaladda Garowe ku geeriyoodey gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka dowladda Puntland, C/rashiid Maxamed Xirsi. Allah ha u naxariistee C/rashiid ayaa xilal kala duwan kasoo qabtey labadii dowladood ee ugu dambeysay ee Puntland, iyadoo maamulkii Farole soo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka 2009-2013. 1976 ayay aheyd markii iigu horeysay ee uu noqdo agaasimihii...

Allaha u naxariistee C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sanadkii 1956 ku dhashay magaalada Jowhar isagoo bilowgii waxbarashadiisii ku soo qaatay magaalada Jowhar, wuxuu shahaaddada koowaad ka qaatay Jaamacadda Toronto, isagoo diyaariyay Cilmiga Sociology-ga, kadibna wuxuu cilmiga Sharciga ka diyaariyay Iskuulka Osgoode Hall Law School ee jaamacadda York ee ku taalla Toronto,...

Inkastoo aan weli la gaarin saadaashii dhabta aheyd laakiin, doorashada puntland ee sanadkaan tii hore waa kaduwantahay cidda ku tartamaysa oo tartanka adag dhexmarayo waa shanta Musharax ee hoos ku qoran wiliba siday u kala horeeyaan ayay saadaashu sheegaysaa inay ugu kala dhawyihiin kursiga. 1.C/weli Gaas:- waa odayga talada hada haya waa siyaasi siyaasadiisu badanaa...

1.Islaan Ciise Islaan Maxamed. Islaan Ciise wuxuu go’aamiyey xubnaha uu saxiixo kuwooda ugu saamaynta badan, isagoo kala siiyey beelihii uu u arkay inay xiligan mudan yihiin, dhamaan bulsho waynta deegaanku way u riyaaqeen go’aanka hufan ee Islaanku gudoomiyey. 2.Islaan Bashiir Islaan Cabdulle. Islaan Bashiir wuxuu sidoo kale gudoomiyey xubno muhiim u ah...

Siyaasadda iyo Siyaasiyiinta dunida waxa ay leeyihiin Hal-beeg lagu cabiro sida: Mucaarad iyo Muxaafid, Midig, Midig dhexe, Midig fog, Bidix, Bidix dhexe, Bidix fog iwm. Haddii Xizbi ama Kutlo ama Qof ay Go’aansadaan in ay diga-rogtaan ama ka guuraan Mabda’ii iyo Mowqifkii hore waxa ay ku qaadataa Waqti iyo hab-raac la maro oo sababaysan, dadkana u cad si ay...

Degmada galdogob waxay dhacdaa galbeedka gobalka mudug waxay 75 km u jirtaa magaalo madaxda gobalka mudug,gaGaldogob waa degmada labaad ee gobalka mudug ,waa degmada ugu weyn maamulka gobaleedka puntland,waxay leedahey adeegyada bulshada oo dhameys tiran , Adeega waxbarashada 25 dugsi hoose ,6 dugsi sare ah 2 labo jamacadood iyo 5 college Adeega caafimaadka waxaa...

Iyadoo ay dood badani ka taagneyd tartanka kursiga degmada Galdogob ee beesha Muumin Aden(Leelkase) ee doorashada xubnaha barlamaanka Puntland 2019, ayaa waxaa iska soo daba dhacaya Hambalyada ragga la sheegay inay ku guulasyteen kursigaasi. Goor sii horaysay ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in kursigaasi uu helay ninka ay sida weyn ugu ololaynayaan maamulka Puntland...

Waxaa Maanta degmada Galdogob gaaray musharax Janagale oo u daba maray Musharax Jabiye oo xalay u hoyday halkaasi, Waxaana dorraad degmada joogay Cali Xaaji oo la dabaaqtamayay Cali Shire oo halkaasi uga horreeyay, Waxaa iyana kusoo Fool leh Juxa , Deni, Gaas & Qaar kaloo badan oo giddigood beel qudha kasoo jeeda. Dhammaantood si fiican baa loo soo dhaweeyay caleemo...