Scroll to Top

Tanaadpress

Wargeyska Tanaad Press

Burburkii bulshada iyo Barakicii duuliyeyaasha Qalinkii Duuliye Sare C/Laahi Azhari Xamar: Diseembar 1990 Waa subax Axad ah. Waa Diseembar 30, 1990. Dalku waa Soomaaliya, geeska Afrikada bari. Goobtu waa Mogadishu, magaalomadaxda Soomaaliya. Waxa ay kulaashaa badda Hindiya. Maalintaas, Diseembar 30, 1990, xaraaraddu waxay u dhaxaysay 28°C Ilaa 30°C. In kasta oo Mogadishu...

Haweeney u dhalatay dalka Masar oo wareysi siisay Wargeyska The Washington Post ayaa sheegtay inuu si qarsoodi ah u guursaday Saxafigaasi, dhowr bilood ka hor inta aan la dilin. Haweeneyda oo magaceeda ku soo koobtay H. Atr ayaa intaas ku dartay in munaasabadda Nikaaxa si qarsoodi ah loogu qabtay Washington, iyadoo aysan ka warqabin Xaaskiisa cusub ee Turkishka Khadiija...

Guddoonka Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay madal lagusoo bandhigayay buug laga qoray weriyihii geeriyoodey Axmed Xasan Cowke (AUN) ayaa ku cataabay “Wiilal yar yar baa Itoobiya naga soo xidhay!” isagoo ula jeeda madaxweyne Farmaajo & R/wasaare Khayre . Hoos ka daawo ...

Waxaa Maanta degmada Galdogob gaaray musharax Janagale oo u daba maray Musharax Jabiye oo xalay u hoyday halkaasi, Waxaana dorraad degmada joogay Cali Xaaji oo la dabaaqtamayay Cali Shire oo halkaasi uga horreeyay, Waxaa iyana kusoo Fool leh Juxa , Deni, Gaas & Qaar kaloo badan oo giddigood beel qudha kasoo jeeda. Dhammaantood si fiican baa loo soo dhaweeyay caleemo...

Wasiirka Difaaca dalka Turkiga Hulusi Akar iyo  taliyaha ciiadanka dalkaasi Yaşar Güler ayaa maanta Arbaca ah 07/11/2018 soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana si weyn u soo dhaweeyay  Mas’uuliyiinta dowladda Somaliya . Wafdigan waxaa kamid ah Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Turkiya ,Saraakiil sare iyo madaxa Hay’adda TIKA. Wafdiga ayaa wada hadallo la yeelan...

Xeer illaaliyaha guud ee Boqortooyada Sacuudiga Saud al-Mojeb ayaa xalay gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Xafiiska xeer illaalinta Turkiga ayaa lagu wadaa inay ku wareejiyaan Saud al-Mojeb dhamaan cadeynmaha ay ka heleen baaritaanada ay ka sameeyeen qunsuliyada Sacuudiga ku leeyahay Istanbul oo ah halkii lagu dilay suxufi Jamal Khashoggi 2dii bishan Oktoober. Dowlada...

Nin la yirahdo Belay Biftu oo ku noolaa degmada Limu ee galbeedka Itoobiya ayaa Isniinti aan soo dhaafnay shil ku geeriyooday. Qoyski ninka dhintay oo tacsi u fadhiya ayaa waxaa goobti tacsida ka kacay nin sheegtay inuu nabi yahay oo uu soo Nooleynayo ninka afar maalmood ka hor dhintay. marki reerki Belay uu ka dhaadhiciyey inuu wiilkooda soo kicinayo waxaa la wada aaday...