Scroll to Top

Tanaadpress

Wargeyska Tanaad Press


admin

This user hasn't shared any profile information

    http://www.tanaadpress.com/wp-content/uploads/2019/05/VID-20190529-WA0001.mp4 ...

    Taliyihii hore ee Jeel Ogaadeeniya Xasan Ismaaciil Ibraahim [Xasan Dheere] ayaa lagu waramayaa in maanta oo Axad ah uu u gacan-galay dowlada Itoobiya. Xasan Dheere ayaa xalay oo Sabti ahayd laga soo qabtay xadka Itoobiya la leedahay Soomaaliya, gaar ahaan magaaladda Galdogob, waxaana maanta oo Axad ah laga dejiyey magaaladda caasimadda ah ee Jigjiga, xarunta Soomaali...

    Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa sawir cajiib ah ku muujiyey Xaalada Dalka Soomaaliya, Isagoo ku sifeeyay Libaax Wakhti badan dhaawac ah, Balse ay hada Waraabe-yaal Warmooge ah u tashanayaan. “War aan ka gaadhsiino, 28-Sano ayuu dhiig baxayey, Waxaa la joogaa Wakhtigii aynu Cuni lahayn”. ayuu leeyahay mid kamid ah Waraabeyaasha Sawirka lagu muujiyey,...

    Dagaal Udhaxeeya maleeyshiyo beeleed kasoo jeeda Xaafada baraxleey Ee magaalada Galkacyo iyo ciidamada Deegaanka magaalada  Teerage ayaa maanta Ka dhacay dhanka Koonfureed Ee Magaalada Teerage Dagaalkan ayaa saaka sababay Dhimashada Hal ruux Oo ka tirsanaa Maleeshiyaadkii Reer baraxleey, Waxaa dib isku soo aruursaday maleeyshiyadii Oo gurmadyo dirsaday Dagaal...

    Taliyihii Ciidamada Isku Dhafka ee magaaladda Galkacyo ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo kasoo gaarey weerar toogasho ah oo ay dabley hubeysan xalay ku beegsatay. Gaashaanle Dhexe Khaliif Nuur Shiil ayaa la weeraray isaga oo kasoo baxay Masjid ku yaala xarunta gobolka Mudug, kaasi oo uu kusoo oogay Salaada Taraawiixda, sidda ay sheegeen goobjoogeyaal. Sidda ay xaqiijiyeen...

    Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Garowe ayaa saaka go’aan ka gaartay kiiskii kufsiga dilkii Caa’isha Ilyaas Aadan oo 12 sano jir ahayd , kana dhacay magaalada Gaalkacyo. Gudoomiyaha maxkamadda Sheekh Cabdinuur ayaa ku dhawaqay in maxkamaddu dil toogasho ah ku xukuntay 3 eedaysane oo lagu helay falkan, kuwaasoo kala ah: Cabdifataax Cabdirahman Warsame, Cabdisalaan...

    Shan maalmood kadib shirkii wadatashiga Madaxda Dowlada Federaalka iyo Dowladda Goboleedyada ku yeesheen magaalada Garowe, wuxuu ku soo dhammaaday natiijo la’aan la isku mari waayey dhammaan qodobadii hor yaallay. Shirka ayaa u muuqday mid alifka ka wareeray markii uu isugu yeeray amdaxweynaha martida loo ahaa ee Puntland Siciid C/llaahi Deni, waxaana dhacday in ajendayaashiisa...

    Mid kamid ah Mashriicda horumarinta degmada Galdogob – jidka laamiga ah ee dhexmari doona degmada Galdogob ayaa maanta la dhagax dhigay. Hoos ka daawo ...

    Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland Cabdilaahi Cabdi Xirsi oo safar shaqo ku jooga dalka Mareekanka ayaa kulan la qaatey hoggaanka Nabad-galyada Gobolka Minnesota. Hoos ka daawo http://www.tanaadpress.com/wp-content/uploads/2019/05/Wasiirka-Wasaaradda-Ganacsiga-Warshadaha-iyo-Maalgashiga-Dowladda-Puntland-Ca.mp4 ...

    Taliska Militariga Aljeeriya ayaa Sabtidii shalay amar ku bixiyey in la xiro Saciid Bouteflika oo la dhashay Madaxweynihii hore ee xilka ka degay Cabdicasiis Bouteflika, waxaa sidoo kale xubnaha la xir xiray kamid ah labadii taliye ee horey usoo qabtay Hay’ada Sirdoonka Bachir Athmane Tartag iyo Mohamed Mediene. Saciid Bouteflika ayaa lagu tilmaami jiray ninkii ugu...