Somalia iyo kenya Oo laga sameeyay Sawir Cajiib ah.

by admin | Wednesday, May 22, 2019 | 92 Shared

Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa sawir cajiib ah ku muujiyey Xaalada Dalka Soomaaliya, Isagoo ku sifeeyay Libaax Wakhti badan dhaawac ah, Balse ay hada Waraabe-yaal Warmooge ah u tashanayaan.

“War aan ka gaadhsiino, 28-Sano ayuu dhiig baxayey, Waxaa la joogaa Wakhtigii aynu Cuni lahayn”. ayuu leeyahay mid kamid ah Waraabeyaasha Sawirka lagu muujiyey, Balse Saaxiibkii ayaa ugu Jawaabaya.

“Libaax soo Jeeda la iskuma halayn karo, waxaa la iska rabaa Qofkii geesi ah ee u dhowaan lahaa “.

“WALEE SHEEKADAN, SHEEKO AYAA KA DAMBAYN, KUWAN YAA WAX U SHEEGA.”

Sawirkan ayaa dad badan ku sifeyeen inuu ka dhigan yahay Damaca iyo Daan-daansiga kenya ay ku wado Dadka iyo dalka Soomaaliya.

Like it? Share it!

Leave A Response