Update dagaal udhexeeya baraxleey iyo Reer Teerage Oo kadhacay jihada Koonfureed Ee teerage.

by admin | Tuesday, May 21, 2019 | 121 Shared

Dagaal Udhaxeeya maleeyshiyo beeleed kasoo jeeda Xaafada baraxleey Ee magaalada Galkacyo iyo ciidamada Deegaanka magaalada  Teerage ayaa maanta Ka dhacay dhanka Koonfureed Ee Magaalada Teerage Dagaalkan ayaa saaka sababay Dhimashada Hal ruux Oo ka tirsanaa Maleeshiyaadkii Reer baraxleey,

Waxaa dib isku soo aruursaday maleeyshiyadii Oo gurmadyo dirsaday Dagaal Mar kale meeshii ka Qarxay ayaa sababay dhimashada ninkale  Oo kamid ahaa  Dhalinyaradii Deegaanka Teerage inkastoo ay Qoraxdu dhacday Xaalka ayaa ah Caawa mid Qasan lamana saadaalin karo biri meesha ay ku danbeeyn Doonto,

Dadka deegaanka Oo laxiriirnay ayaa Noo xaqiijiyay ineey jiraan dhaawacyo inkastoo tiradooda aan laxaqiijin karin xiisada ka dhex taagan Reer Baraxleey iyo Reer Teerage ayaa umuuqata mid culus ayadoo masuuliyada wixii meeshaas ka dhacana ay qaadan doonaan Reer baraxleey oo ayagoo duulaankan soo qorsheeyay Dadka Reer Teerago ayaa ah kuwa nabada ku caanbaxay aan aqoon gardarada balse hadii lagu aabiyoodo caan ku ah wax isa dhicinta wixii waroo soo siyaada insha ku haya webseite ka Tanaadpress.com.

Like it? Share it!

Leave A Response