Wasiirka Ganacsiga Puntland Cabdilaahi Cabdi Xirsi oo kulan la qaatey hoggaanka Nabad-galyada Gobolka Minnesota

by admin | Sunday, May 5, 2019 | 41 Shared

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland Cabdilaahi Cabdi Xirsi oo safar shaqo ku jooga dalka Mareekanka ayaa kulan la qaatey hoggaanka Nabad-galyada Gobolka Minnesota.

Hoos ka daawo

Like it? Share it!

Leave A Response