(Sad News) Degmada Baran Oo lagu kufsaday Gabar 9 sanno jir ah akhriso

by admin | Thursday, May 2, 2019 | 75 Shared

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baran Oo dhacda dhanka bari Ee gobalka sanaag ayaa sheegaya in Mudaharaad xoogan maanta ka dhacay magaalada  kaasoo shacab caraysani ay ku joojiyeen isu socodka magaalada sidoo kalena waddooyika waawayn ku gooyeen dhagxaan kadib markii xalay kufsi loogu gaystay gabadh yar oo 9 jir ah miyi-ga magaalada Badhan.

 

 

Xaalada Gabadha yar ayaa aad Looga dayrinayaa Waxaana hadda lagu dabiibaya gabadha Cisbitaalka weyn ee magaalada baran sida ay noo xaqiijiyeen dadka deegaan kufsiga loogaysanayo gabdhaha wasiirada ah ayaa Somalia kusoo badanaya ayadoo aad kooxo in layskaga dayanayo waxaana meesha kabaxday in Cadaalad ay helaan gabadhana yar yar Ee tacadiyada loo gaysanyo ayadoo Mararka qaar kufsiga gabdhaha Uu sababo xaalad dhimasho Maadaama ay yar yaryihiin

 

Wax laqabsaday la’aanta arintaani ayaa sababaty ineey farfaha goostaan futada gabdhaha yar yar Ee lafara xumaynayo ayadoo Mararka qaar tacdiyadan Foosha xun lagu dhameeyo Xal qabiilaysan iyo Xeer beegti Tanaadpress.com

 

Like it? Share it!

Leave A Response