(Dhegayso) Howlgalo xoogan oo ka socda magaalada Gaalkacyo

by admin | Friday, Mar 1, 2019 | 78 Shared

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa ka socda howlgalo lagu xaqiijinayo amniga magaalada Gaalkacyo .

Ciidamadankan soo gaaray  magaalada Gaalkacyo ayaa ka soo ambabaxay magaalada Garoowe waxaa hogaaminayay Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland iyo Taliye kuxigeenka ciidamada Booliska Puntland .

Howlgalkan ayaa waxaa loogu magac daray Caasho maxay galabsatay ?

Halkan ka dhagayso.

Like it? Share it!

Leave A Response