(Dhegayso) Caasha Axmed Cabdalla oo sheegtay in Macdan iyo Dahab farabadan laga gurto Puntland

by admin | Friday, Mar 1, 2019 | 75 Shared

Caasha Axmed Cabdalla oo horay xilal kala duwan uga soo qabatay dowladdihii ku meelgaarka ahaa ee dalka Soomaray iyo Puntland ba kana soo jeeda gobolka Sanaag  ayaa sheegtay in gobolka Sanaag laga gurto Macdanta iyo Dahabka kujira .

 

waxa ay sheegtay in sababta Al-shabaab iyo Daacish loo soo afjari waayay ay tahay iyadoo laga faa iidaysanayo khayraadka ku jira Buuraha Calmadow oo ay guranayaan Maraakiibta iyo Diyaaradaha reer galbeedka taas oo keentay in aan daacad laga noqon in Argagixisada laga saaro deegaanada Puntland .

 

Caasha ayaa sheegtay in Soomaaliland ay taageero siiso Argagixisada Al-shabaab  si dagaalka ay Puntland  kula jirto Argagixisada uu u sii dheeraado.

Like it? Share it!

Leave A Response