Maayarka Galdogob & Wafdi uu hogaaminayo oo booqday Degaanka Qod Gaashaan

by admin | Monday, Feb 11, 2019 | 133 Shared

Degaanka Qodgaashaan oo u dhexeeya degmada Galdogob & Gaalkacyo ayaa waxaa gaaray wafti uu hogaaminayo Duqa degmada Galdogob Xasan Faarax Ayaxle .

Wafdigaan ayaa u tagay degaankaasi inay u sameeyaan Plan iyo jidad ay Qod gaashaan yeelanayso & dhagax dhigga adeegyada asaasigaa sida waxbarashada , caafimaadka iyo biyaha.

Hoos ka daawo

Like it? Share it!

Leave A Response