DHAGAYSO:Dhalinyarada ku dhaqan Garowe oo si adag uga hadlay amaanka Puntland & Dilal ka dhacay Bosaso

by admin | Sunday, Feb 10, 2019 | 73 Shared

Dhalinyarada ku dhaqan magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa ka hadlay amaanka guud ee deegaanada Puntland, iyagoona ugu baaqay shacab weynaha ku dhaqan deegaanada Puntland iyo ciidamadaba sugida amaanka.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni ayey ugu baaqeen in xooga uu saaro xaqiijinta amaanka Puntland iyo xasilintiisa, taas badalkeeda laga filayo haatan in uu la yimaado siyaasad isku soo dhowaynaysa shacabka iyo ciidamada amaanka Puntland.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO CODADKA DHALINYARADA

Like it? Share it!

Leave A Response