BREAKING NEWS:- Maareeyihii shirkada DW World ee dekeda Bosaso oo Bosaso lagu dilay.

by admin | Monday, Feb 4, 2019 | 82 Shared

Warar aanu hadda helnay ayaa sheegaya in magaalada Bosaso lagu toogtay madixii shirkada DP world ee dekeda Bosaso lagu dilay mngaalada Bosaso.

Paul Anthony Fermosa, ayaa xafiiskiisa lagu dilay, waxaana dilkaas ka dambeeyay nin hubaysan oo sida aan wararka ku helany katirsanaa iskaashada kalluumaysiga gobolka Bari.

Masuuliyiin dowladda katirsan oo aan qadka taleefoonka kula xiriiray ayaa Puntlandi uxaqiijiyay in sarkaalkaan uu ku dhintay isbitaal kuyaala magaalada Bosaso oo dhaawac ahaan loo geeyay.

Waxaa gacanta lagu hayaa gacan ku dhiiglaha oo laftiisu ku dhaawacmay rasaas ilaalada dekedu ku fureen.

Lama garanayo sababta loo dilay, balse wararku waxay sheegayaan in ninka wax dilay uu kamid ahaa koox kalluumaysato ah oo ka caraysanaa amar Paul Anthony Fermosa kasoo baxay

 

Like it? Share it!

Leave A Response