Daawo: Odeyaasha Beesha Wagerdhac oo ku calaacalaya in 40 sano ay H/gidir bara-kicin ku waday

by admin | Sunday, Dec 30, 2018 | 153 Shared

Qaar kamid ah Cuqaasha beesha Wagardhac ayaa ka hadlay duulaanka beelaha H/gidir ay ku hayaan degaanadooda.

Odeyaashaan ayaa sheegay in ciidankii Federaalka & kuwii Galmudug ay weerar ku yihiin degaanadooda intii u hadhay, iyagoo sheegay in 40 sano ay H/gidir bara-kicin ku haysay.

 

Hoos Kadaawo

 

Like it? Share it!

Leave A Response