Daawo: Caaqil Gurey Muuse oo kamid ah Cuqaasha Beesha Wagardhac oo ka hadlay dagaalkii Gaxandhaale

by admin | Thursday, Dec 27, 2018 | 334 Shared

Degaanka Gaxandhaale oo shalay ay isku fara saareen Beesha Wagardhac iyo jifooyinka (sacad iyo Saleebaan) oo isku dhinac ah, ayaa maanta xaaladu ay degan tahay, inkastoo aan wax waanwaan ah aysan jirin.

Hadaba Caaqil Gurey Muuse oo kamid ah Nabaddoonada Beesha Wagardhac ayaa ka faalooday siday wax u dhaceen iyo cidda duulaanka ah.

Hoos ka Daawo.

Like it? Share it!

Leave A Response