Yaa Hortaagan Furitaanka Kastamka Tuurdibi? Xiriiriyihii Mashruuca dhismaha kastanka oo Sir badan Kashifay

by admin | Friday, Dec 21, 2018 | 324 Shared

kastamka Tuur dibi oo dhaca bar-xuduudeedka Somaliya & Itoobiya ee duleedka degmada Galdogob ee Gobolka Mudug, oo ay u dhan yihiin dhammaan adeegayadii uu u baahnaa oo halkaasi lagu diyaariyay muddo ka badan 2 sano ayeysan suurto galin inuu si rasmi ah u hawl-galo.

Hadaba Xiriiriyihii Mashruuca dhismaha kastanka Tuurdibi Mahad Yusuf ayaa ka waramaya cidda hortaagan furitaanka kastamka , isagoo si cad u sheegay in Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas uu yahay shaqsiga uu ka socon la,yahay furitaanka Kastamku.

Hadaba Hoos Ka Daawo.

Like it? Share it!

Leave A Response