Muuse Biixi iyo Mustafa Cagjar oo Ku Kulmay Xuduuda Tog-wajaale

by admin | Friday, Dec 21, 2018 | 219 Shared

Madaxweyne Muuse Biixi & madaxweynaha Dowlad degaanka Somalida Itoobiya mudane Mustafa cagjar ayaa kulan ku yeeshay magaalada Wajaale ee ku taala xuduuda u dhaxaysa Somalia iyo Itoobiya.

Socdaalkani Muuse Biixi oo dadka siyaasada ka faaloodaa ay ilaa maanta aad uga hadlayeen ayaa sheegaaya in aanay haboonayn in madaxweynahu uu xagaasi ugu tago maamul goboleed waxana ay aad xukumadda Muuse Biixi ugu dhaliilo mid ku fashilantay siyaasadii arimihii dibada.

Madaxweyne Cagjar ayaa la sheegay inuu raaligalin ka bixiyay hadal hore uga soo yeeray oo uu Somaliland ku sheegay meel argagaxiso looga soo maleegaayo.

Waxyaabaha ugu waawaynaa ee labada dhinac ay ka wada hadleen waxa ka mid ahaa. Amaanka, maalgashiga, Ganacsiga iwm.

Hoos ka daawo.

Like it? Share it!

Leave A Response