Aroos ka dhacay Godinlabe 24 jir guursaday haweenay 50 jir ah

by admin | Sunday, Dec 16, 2018 | 192 Shared

Yaxye Daahir waa 24 jir, haweenayda uu caashaqayna waxaa lagu magacaabaa Barni Cali Salaad waana 50 jir. Lamaanahaan ayaa arooskoodu ka dhacay Magalaada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Lammaanahaan ayaa in muddo ah ay soo wada Socdey Jaceelna Uu Ka dhaxeeyay labadoooda iyagoo ugu danbeyntii ay is guursadey.

Dadka ayaa ku micneeyay arooskaan iyo kuwa lamidkaa in : “qof waliba tuu caashaqo waa u 15 jir”.

Like it? Share it!

Leave A Response