Dhagayso: Wararkii ugu dambeeyay rabshado dib ugasoo cusboonaaday Baydhabo

by admin | Saturday, Dec 15, 2018 | 132 Shared

Waxaa maalintii sedexaad magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay ka socda banaanbaxyo rabshada wata kuwaaas oo ay dhigayaan dibadbaxayaal taageere u ah Mukhtaar Rooboow kuwaas oo diidan xariga lagula kacay Musharaxooda.

Dhinaca kale waxaa maanta banaabaxayaasha ay weerar ku qaadeen geerash weyn oo ku yaal bartamaha magaalada Baydhaba kaas oo la sheegay in ay ku gubeen gaadiid ku xaraysnaa garaashka.

Hoos ka dhagayso wararkii ugu danbeeyay ee Baydhaba.

 

Like it? Share it!

Leave A Response