Bayaan 10 Qodob ah oo ay soo saaren 185 Xildhibaan oo taageersan Madaxweyne Farmaajo

by admin | Saturday, Dec 15, 2018 | 67 Shared

Xildhibaano maanta ku shiray magaalada Muqdisho ayaa soo saaray bayaan ka kooban 10 Qodob oo ku saabsan Mooshinka xil-ka-qaadista madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Xildhibaanada oo tiradooda gaarayso185, isla markaana taageersan Madaxweynaha ayaa bayaankooda ku sheegay inay si hagar la’aan ah u taageersan yihiin madaxweyne Farmaajo, ayna yihiin aqlabiyadda Baarlamaanka.

HOOS KA AKHRISO BAYAANKA

Like it? Share it!

Leave A Response