Daawo: Qalbi dhagax oo shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Jigjiga oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay

by admin | Saturday, Dec 8, 2018 | 103 Shared

C/kariin Sh. Muuse Qalbi Dhagax ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Jigjiga ee degaanka somalida itoobiya.

Qalbi dhagax ayaa qabtay shir jaraaid oo uu waxyaabo badan kaga hadlay .

Hoos Ka daawo

Like it? Share it!

Leave A Response