Galdogob maxaa ka hortaagan Gobal

by admin | Friday, Dec 7, 2018 | 167 Shared

Degmada galdogob waxay dhacdaa galbeedka gobalka mudug waxay 75 km u jirtaa magaalo madaxda gobalka mudug,gaGaldogob waa degmada labaad ee gobalka mudug ,waa degmada ugu weyn maamulka gobaleedka puntland,waxay leedahey adeegyada bulshada oo dhameys tiran ,

Adeega waxbarashada

25 dugsi hoose ,6 dugsi sare ah 2 labo jamacadood iyo 5 college

Adeega caafimaadka

waxaa degmada ku yaal hospital ka ugu weyn puntland ,iyo dhowr hospital oo kale

Adeega isgaarsiinta

Degmada waxaa ku yaal 7 shirkadood oo waa weyn

Adeega biyaha

Degmada waxay leedahey ilaa 10 ceel biyood ,oo ku hareereysan magalada

Degmada galdogob waxaa la aas aasay 1955 , gadoomiyahi ugu horeeyey waxa lagu magacaabaa sh Ahmed garweyne AUN

Degmada waxaa 5 km u jira Kastam tuurdibi oo dhawaan howl gali doona

Galdogob waxaa hoostaga dhowr degmo oo dhawaan la magacaabay iyo kuwa wali sugaya.

Waxaan maalin walba maqalnaa tuulo heblo iyo deegaan hebal baa gobal ama degmo loo magacaabay,waxaan la soconaa bil la hor in boqor buraan yiri, “taleex gobal ha loo magacaabo ” shalay baa lagu dhawaaqay,waxaa nasiib daro ah in la iska indho tiro galdogob in gobal la siiyo,waxaan ognahey in ay u qalanto , maamulka puntland waxuu caadeystay qabyaalad iyo deegaan jecleysi ,tasoo KU aasayo libinta degmada galdogob.

Waxaan idin su’aalayaa
1. Galdogob miyeysan xaq u laheyn in gobal noqoto maadama tuulooyin iyo degmooyin gobalo iyo degmooyin loo magacaabay?

2. Maxaa ka hortaagan galdogob in gobal noqoto?

NB Galdogob waxay ka weyn tahey golabada gacmo KU rimiska ah ,sida Karkaar , high land,gardafuur iyo taleex

By Hon Hassan Baasto

Like it? Share it!

Leave A Response