Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Barlamaanka Puntland

by admin | Monday, Dec 3, 2018 | 121 Shared

 

Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada ayaa ka kooban 8 xubnood oo dhamaantood rag ah, waxayna howshooda noqon doontaa, sidii ay u kala saari lahaayeen khilaafaadka ka dhasha xulista  Golaha wakiilada cusub ee Puntland oo bisha Janaayo 2019 Dooran doona madaxweynaha cusub ee Puntland.

AKHGRISO MAGACYADA GUDDIGA

1- Caaqil Cismaan Ismaal Barre (Guddoomiye)

2- Maxamed Cbadikariim Maxamuud

3- Burhaan Maxamuud Cilmi

4- Caydaruus Axmed Faarax

5- Axmed Cali Cabdullaahi

6- Maxamed Abshir Garaad Maxamed

7- Xaaji Xuseen Cali Xasan

8- Maxamed Cabdiqaadir Cismaan (Xoghayn)

Like it? Share it!

Leave A Response