Sawirka maanta: Murashaxa madaxweyne kuxigeenka puntland 2019

by admin | Wednesday, Nov 14, 2018 | 325 Shared

Wasiir C/rashiid M.Xirsi:

Igu Doorta Waxqabadkayga , Markhaati reer Puntland baa iiga ah:

  • In wasaaradaan tagaba aan kiciyo oo kor u qaado.!
  • In Barlamaanka Puntland aan u dhisay dhisme qurux badan.
  • In Beeshaan metalo Puntland aan u sanduleeyay.
  • In Xero-dayax iyo Xeebaha Puntland aan shaqo fiican ka qabtay.
  • In Dagaal afka ah aan ku qaaday farmaajo & Khayre.

Like it? Share it!

Leave A Response