Nin103 sano Amaano hayey..!!.

by admin | Sunday, Jul 22, 2018 | 260 Shared

Ninkaan waa Falastiini degan magaalada Naples, Aabihiis oo ahaa ganacsade ayaa dagaalkii kowaad ee dunida sanadkii 1915 waxaa amaano u dhiibtay askari Cusmaanyiintii Turkiya , kaasoo lagu dilay dagaal, kadibna meel loo raaco la waayey.

Odeygii Amaanadii markuu dhimanayey wuxuu ku wareejiyey wiilkiisa oo ah kan sawirka ka muuqda.

Wiilka 103 sano oo isaga & aabihiis ay amaanadaa hayeen kadib ugu danbayn ayuu usoo bandhigay wakaalada wararka Anadolu ee Turkiga.

Waxaana laga helay lacag Liiraha Turkiga ee waqtigii Cismaaniyiinta taasoo isugu jirta nooca 5 & 20 Liira oo wadarteedu noqotay 154 Liiro = una dhiganta qiimaha maanta lacag dhan 140.000 liiraha Turkiga.

Like it? Share it!

Leave A Response