Sh.Cabdulxaq : “Shaqada Aan Umadda U Hayo Sheekh Qaban Karaa Ma Idinku Jiraa Oon $2000 Siiyo”

by admin | Sunday, Jun 3, 2018 | 300 Shared

Wadaadka Caanka ee ah Sh. Cabdulxaq ee kuwa kasoo horjeedaa ay u yaqaaniin Sh.Rusheeye, halka kuwa taageersanna ay u yaqaaniin Sh. Sheydaan Ceejiye, ayaa digniintii ugu cusleyd u jeediyey wadaado reer Burco ah oo ka xiray xaruntii uu dadaka ku dabiibayey.

Sh.Cabdulxaq ayaa isagoo la hadlaaya wadaada had iyo jeer dhalleecaynta la daba taagan ku yiri:           ” Sheekh inta barafuun soo marsada muxaadaro macaan jeediya meesha kuma hayee, car waa wadaadkii awooda inuu kursigeyga fariisto oo umadda shaqada aan u hayo u qabta , weliba waxaan u balan qaadayaa lacag dhan $2000 “.

Hoos Ka daawo

Like it? Share it!

Leave A Response