Hawlgalka Waddo furidda Dagmada Galdogob oo si Rasmi ah ubilowday (SAWIRRO)

by admin | Monday, Jul 24, 2017 | 1934 Shared

Maalmihii lasoodhaafay waxaa dagmada kasocday Calaamadinta guryaha waddada soogalay iyo Saqafyada guryaha lagahordhistay dadka qaar ayaa la arkayay iyagoo kolhore Alaabtooda kasiiraranaya goobaha lagacalaamadiyay.

Hawlgalka waddo Furidda Dagmada ayaa maanta si rasmi ah ubilawday iyadoo Guryaha waddada kujira goobta lagasaarayo.

Qaybaha Kaladuwan ee bulshada kunool dagmada ayaa soodhaweeyay hawlgalka kuna tilmaamay wax loo baahnaa oo kasooraagay.

Like it? Share it!

Leave A Response