Xaaladdii ugudambaysay ee Barxadda magaalada Galdogob

by admin | Wednesday, Jul 19, 2017 | 1045 Shared

Tanaad Press Galdogob:

Ayaamahan waxaa ay xiisadi kataagnayd Barxadda wayn magaalada galdogob halkaas oo ay dadi guryo kadhisteen shaylay  waxaa magaalada galdogob gaaray ciidamada caano kadhan oo qayb ka ah ciidamada puntland ee gobolka mudug Kuwaas oo booliska dagmada kacaawindoona bannaynta barxadda.

Waxaa maanta Hotel tawakal ee magaalada laguqabtay shir loogahadlayay qaabkii loobannayn lahaa barxadda Shirka ayaa socday saacado kooban ugudambayntii  waxaa la isku afgartay in  loosaaro guddi Todobo xubnood ah oo Gala arrinta.

Wixii war ah oo kasookordha kalasoco Tanaadpress.com

Like it? Share it!

Leave A Response