Scroll to Top

Tanaadpress

Wargeyska Tanaad Press

Galkacyo LondonMinnesotaMakkahDubaiSydney

Burburkii bulshada iyo Barakicii duuliyeyaasha/Qalinkii-duuliye sare: C/laahi Azhari

Burburkii bulshada iyo Barakicii duuliyeyaasha Qalinkii Duuliye Sare C/Laahi Azhari Xamar: Diseembar 1990 Waa subax Axad ah. Waa Diseembar 30, 1990. Dalku waa Soomaaliya, geeska Afrikada bari. Goobtu waa Mogadishu, magaalomadaxda Soomaaliya. Waxa ay kulaashaa badda Hindiya. Maalintaas, Diseembar 30, 1990, xaraaraddu waxay u dhaxaysay 28°C Ilaa 30°C. In kasta oo Mogadishu dhul baraha...

Axmed Madoobe oo Soo Gaaray Muqdisho

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta lagu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho oo socdaal shaqo dhowr maalmood ah ku tegay halkaasi. Waxaa...

  • C/weli Gaas
  • Madaxweyne Puntland
  • R/wasaare Federaalka
  • Lacagta uu haysto $50 Milyan
  • Xildhibaannada Taageersan 30
  • SII AKHRI
  • Cali Xaaji
  • Wasiir hore Puntland
  • Madaxii Shirkada Golis
  • Lacagta uu haysto $10 Milyan
  • Xildhibaannada Taageersan 20
  • SII AKHRI
  • Khaliif Jabiye
  • Gurbajoog U.S.A
  • Ganacsade
  • Lacagta uu haysto $80 milyan
  • Xildhibaannada Taageersan 15
  • SII AKHRI